Sign in to follow this  
Deeq A.

๐—š๐˜‚๐—ฑ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—บ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ซ๐—ถ๐˜€๐—ฏ๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—จ๐—–๐—œ๐—— ๐—ข๐—ผ ๐—ž๐—ต๐˜‚๐—ฑ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ ๐—จ ๐—๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐˜† ๐——๐—ต๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜†๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—•๐—ผ๐—ผ๐—ฟ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ

Recommended Posts

Dhallinyarada Boorame oo Suโ€™aalo ku Boobtay Faysal C.Waraabe

Boorame(Qaran news)-Guddoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa habeenimadii xalay waxaa uu khudbad u jeediyay qaar ka mid ah dhalinyarada magaaladda Boorama.

Waxaana madashaasi ka soo qeyb-galay, qaar ka mid ah masuuliyiinta xisbiga ee gobolka Awdal, iyo dhalinyaradda aqoon yahanka ah ee jaamacadaha ka qalin jebiyay iyo dadweyne kala duwan.
IMG-20230916-WA00211-300x200.jpg

IMG-20230916-WA0021-300x200.jpg
Sidoo kale waxaa madashaasi isna khudbad ka jeediyay aqoon yahan Axmed Muxumed Cumar.

Khudbadahan ay jeediyeen masuuliyiintani ayaa ku tacalluqday taariikhda Somaliland, marxaladda hadda la marayo iyo waxa shacabka Somaliland la gudboon.

Dhalinyarada ayaa suโ€™aalo waydiiyay guddoomiyaha xisbiga UCID, iyadoo gudoomiyuhuna uu suโ€™aalahaasi dhamaantoodba ka bixiyay jawaabo waafiya.

Qaran News

Share this post

Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this