Sign in to follow this  
Deeq A.

Jabhada buurta Gacanlibaax oo maanta si rasmi ah hubkii u dhigtay

Recommended Posts

Deeq A.   

IMG-20230916-WA0009-224x300.jpg

Jabhadii buurta Gacanlibaax ayaa maanta hubkii ku wareejisay gudiga beelaha West Burco Clan.
Ciidamadani oo ah xoogii jabhada ku jirtay buurta Gacanlibaax ayaa wada hadal mudo dhowr todobaad qaatay ayaa ay maanta si rasmi ah ugu qanceen odayada dhaqanka ee beeshooda.

Jabhadani waxa ka dhex muuqda rag aad u culus oo ka mid ahaan jiray jabhadii SNM, kuwaasi oo leh khibrad milatari oo culus.

Screenshot_20230916_155341_Chrome-300x22

Screenshot_20230916_153828_Chrome-227x30

Screenshot_20230916_153900_Chrome-291x30

IMG-20230916-WA0005-300x244.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this