Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasaaradda Daakhiliga oo ku Qabatay Burco Tababar ku saabsan Diiwaangelibta Ganacsiyada

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasaaradda Daakhiliga oo ku Qabatay Burco Tababar ku saabsan Diiwaangelibta Ganacsiyada
IMG-20230916-WA00111-300x200.jpg
Burco(Qaran news)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL ayaa Magaalada Burco ku qabatay Tabobar ku saabsan xidhiidhka Ganacsigayada sida loo diiwaangeliyo, Liisamada, Cashuuraha iyo adeegyada kale.

Tabobarkan Diiwaan gelinta ganacsiga iyo liisamada ganacsiga ayaa mudada uu socdo lagu lafa-guri doonaa arrimaha Diiwaan gelinta ganacsiga iyo liisamada ganacsiga, waxaana tabobarkan soo qaban-qaabisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this