Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Taiwan oo Abaalmarin Gudoon Siisay Drs. Edna Aadan

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Taiwan oo Abaalmarin Gudoon Siisay Drs. Edna Aadan
IMG-20230915-WA0005-225x300.jpg
Hargeysa(Qaran news)- Marwo Edna adan Ismaaciil oo socdaal ku aaday dalka Taiwan ayaa la filayaa in Madaxweynaha Dalka Marwo Tsai Ing-win ay gudoonsiiso abaalmarin.

Marwo Edna oo madaarka Cigaal ku sii sagootiyey Safiirka Dalka Taiwan Md. Allen C. Lou ayaa dhinaca kale Safiirka JSL ee Taiwan Md. Maxamed Xaaji iyo masuuliyiin kale ku soo dhoweeyeen dalka Taiwan.
Dr. Edna ayaa loo qorsheeyay inay kulan la yeelato Madaxweyne Tsai, oo inta lagu guda jiro kulanka waxa lagu gudoonsiin doonaa abaalmarinta 26-aad Fervent Global Love of Life Award, oo sidoo kale loo yaqaan abaalmarinta Life-Nobel, oo ay bixiso Chou Ta-Kuan Cultural and Education Foundation.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this