General Duke Posted October 26, 2009 Asmara: Asmara oo tababaro ufuraysa Saraakiil taabacsan Xasan Daahir Aweys. 26. oktober 2009 Asmara(AllPuntland)- Warar Hoosaadyo ay heshay Shabakada Wararka ee APL ayaa xaqiijinaya in ay dawladda Asmara dhawaan dalkeeda ay gaareen Saraakiil Soomaali ah oo ka tagay Koonfurta dalka Soomaaliya, kuwaas oo taabacsan mucaaradyada hubeysan ee ka soo horjeeda dawladda KMG ah, gaar ahaana waxaa la xaqiijiyey in ay ka socdeen Xarakada Xisbul Islaam. Saraakiishan ayaa lugu soo tababari doonaa dalkaasi gudihiisa, ayagoo ay tababaradaasi ku qaadan doonaan Xeryaha ciidan ee dawladda Asmara, ayagoo loo tababarayo sidii ay ayana tababaro dheeri ah usiin lahaayeen Maleeshiyaadka Soomaalida ah ee ka dagaalamaya gudaha dalka Soomaaliya. Xukuumada Asmara ayaa sheegtay in ay tababaro siiso Saraakiisha Xisbul Islaam, oo ay sheegtay in ay ku jiraan dagaal jihaad ah oo ay kula jiraan dhinacyada dawladda KMG ah iyo Ciidamada Midowga Africa ee jooga dalka Soomaaliya, sida uu manta daabacay wargeys laga leeyahay dalkaasi, oo soo xiganaya Saraakiil uu ka gaabsaday sheegida magacyadooda. Saraakiisha tababarada lasiinayo ayaa aad ugu dhaw Hogaamiyaha Xisbul Islaam Xasan Daahir Aweys, oo uu xiriir wanaagsan kala dhaxeeyo dawladda Asmara, maadaama la rumeysan yahay in ay Asmara taageero siiso Ururkiisa, isla markaasna ay dooneyso in aysan joojin dagaalada ay kula jiraan ururkaasi dawladda Faderaalka ee Soomaaliya. F. C. Maxamed AllPuntland Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted October 26, 2009 [QB] Asmara: Asmara oo tababaro ufuraysa Saraakiil taabacsan Xasan Daahir Aweys. 26. oktober 2009 Asmara(AllPuntland)- Warar Hoosaadyo ay heshay Shabakada Wararka ee APL ayaa xaqiijinaya .. Micnaheedu waa: warar aan soo been-abuurnay! Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 26, 2009 ^^^Thus he has no ties with Asmara and gets his guns from heaven. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted October 26, 2009 ^^ At least Allpuntland could provide to us where they got this "Warar Hoosaadyo ay heshay Shabakada" laakin warkiina wey sheegeen meeshuu ka yimidna ma aysan sheegin. that goes with all Somali websites, waa wax ay ayagu isku kabkabaan kadibna soo daabacaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 26, 2009 ^^^Investigative journalists seldom give away their sources, and Somalia is a violent place rememeber. However is this news possible, more than likely old fake Mujahid Xasan Dahir needs Eritrea more today than ever. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted October 26, 2009 Duke your mucaraad to aweys your mucaraad 2 sharif , u mucaraad 2 shabaab. You used to be a hardcore TFG, fan what happened. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 26, 2009 Originally posted by Xaaji_xundjuf: Duke your mucaraad to aweys your mucaraad 2 sharif , u mucaraad 2 shabaab. You used to be a hardcore TFG, fan what happened. Do you even read what you write, I am against Sharif because he is an empty suit, Xasan Dahir & Al Shabaab have nothing to do with the TFG, try again secessionist. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted October 26, 2009 Originally posted by Maaddeey: quote: [QB] Asmara: Asmara oo tababaro ufuraysa Saraakiil taabacsan Xasan Daahir Aweys. 26. oktober 2009 Asmara(AllPuntland)- Warar Hoosaadyo ay heshay Shabakada Wararka ee APL ayaa xaqiijinaya .. Micnaheedu waa: warar aan soo been-abuurnay! As usual haye?! Website-yada Soomaalida dadka caqligooda ayay ku ciyaaraan. Like inay kulligood qabaan amase haystaa resources ay ku ogaadaan waxyaabo badan bay dhahaan "warar aan ka helnay dad xog ogaal ah, weriyaheenna khaaska ah, masuuliyiin aan rabin in magacooda la sheego"...lol Balse shaki maba iiga jiro in Eritrea Xasan Daahir malleeshiyo u tababarayso saaxiib. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted October 26, 2009 Originally posted by Xaaji_xundjuf: Duke your mucaraad to aweys your mucaraad 2 sharif , u mucaraad 2 shabaab. You used to be a hardcore TFG, fan what happened. lol...car garo! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted October 26, 2009 Originally posted by Xaaji_xundjuf: Duke your mucaraad to aweys your mucaraad 2 sharif , u mucaraad 2 shabaab. You used to be a hardcore TFG, fan what happened. People who use to be HARDCORE anti-TFG are now cheering for it-no point on picking on Duke alone!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 26, 2009 ^^^ABWAN, adeer when did I support Sharif, Xasan dahir & Al Shabaab? Infact its you who used to defend the Bakara market & sends funds to Al Shabaab, now you are silent as the market is shelled by Sharif hotel. Duke has been consistent, shame Sharif Hotel has not been. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 27, 2009 ^^^ Yup you are by posting on the thread the Duke started. Logic was never your strong now was it? Quote Share this post Link to post Share on other sites