Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddida iswaafajinta Doorashooyinka oo Kulamadoodii ku soo Khatimay Urur Siyaasadeedka Hilaac

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddida iswaafajinta Doorashooyinka oo Kulamadoodii ku soo Khatimay Urur Siyaasadeedka HILAAC

Hargetsa(Qaran news)-Guddida Iswaafajinta Xeerarka Doorashooyinka Golaha Wakiillada JSL ayaa Fadhigoodii 16aad waxa ay maanta xarunta Golaha kula kulmeen Urur Siyaasadeedka Hilaac.

Fadhigani oo uu shir gudoominayay Guddoomiyaha Gudidaasi Cabdinaasir Yuusuf Cismaan (Qodax) kana soo qayb galeen Xubnaha gudidaasi intii uu socday waxa ay Xubnaha Ururka Hilaac oo ay Guddoominayso Guddoomiye ku-xigeenka Ururkaas Marwo Muna
Guddida Iswaafajinta Xeerarka Doorashooyinka Golaha Wakiillada oo ku xisaabtamaya wakhtiga ay haystaan ayaa kulamadii hore ee u qorshaysnaa sidaas ku soo gabo-gabeeyay.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this