Sign in to follow this  
Deeq A.

Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un oo taageero shuruud la’aan ah u ballan-qaaday Putin

Recommended Posts

Deeq A.   

Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un ayaa wacad ku marey inuu taageero bilaa shuruud ah u fidin doono dhammaan go’aanada madaweynaha Ruushka Vladimir Putin, xili ay sare u kacdey walaaca Mareykanka iyo Kuuriyada Koonfureed ay ka qabaan isu gudbinta hubka.

Arrinkan ayaa yimid kadib markii labada hoggaamiye ay kulan ku yeesheen Bariga dalka Ruushka, halkaasi oo Kim uu ku tegay booqasho kadib safar naadir ah oo uu kaga baxay dalkiisa.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this