Sign in to follow this  
Deeq A.

“Dawladda hoose ma duminayso, cid duminaysana kama warhayno, Shacabku hantidooda ha ilaashadaan…”

Recommended Posts

Deeq A.   

“Dawladda hoose duminmayso, cid duminaysana kama warhayno.

Habeenimo ayay bilaabeen, haddaae waannu ka joojinay.

Dee ciddii duminaysayna way iska soo bixi doontaa. shacabkuna hantidooda ha ilaashadaan”

Waxa sidaas yidhi xildhibaan Yaasiin Cumar yare oo ka tirsan golaha deegaanka oo barxadda khayriyada ee dumintu ku socotay su’aalo lagu waydiiyay, halkan hoose ka daawo

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this