Sign in to follow this  
Deeq A.

Dhimashada dhul-gariirkii Morocco oo dhaaftay 2,900

Recommended Posts

Deeq A.   

Tirada dhimashada ee dhulgariirkii Marooko ayaa hadda kor u dhaaftay 2,900 oo qof kadib dhulgariir cabirkiisu yahay 6.8 uu ku dhuftay buuraha Atlas ee ku yaalla koonfurta galbeed ee magaalada Marrakech Jimcihii.

In ka badan 5,500 oo qof ayaa ku dhaawacmey, waana in ka badan laba jeer tiradii hore. Dad badan oo badbaaday ayaa ka cabanaya in dowladda Morocco ayna gargaar la soo gaadhin.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this