Sign in to follow this  
Deeq A.

Imaaraadka oo lagu eedeeyey inuu hubeynayo koox ka jirta Sudan

Recommended Posts

Deeq A.   

Dalka Isutaga Imaaraadka Carabta ayaa hospital yar ka dhisay islamarkaana kaalmo ka qaybinayay gudaha dalka Chad, si uu u caawiyo qaxootiga ka soo cararaya dalka jaarka la ah ee Sudan, oo lagu eedeeyey inuu ka gaystay dambiyo ka dhan ah bani’aadannimada.

Warbixin dhawaan uu daabacay wargayska The World Street Journal ayuu ku xusay in Imaaraadka Carabtu sidoo kale hub siinayo kooxda sida milatariga u tababaran oo lagu eedeeyey inay gaysteen dil wadareed badan, hase yeeshee dalka Isutaga Imaaraatka Carabta ayaa eedaasi iska fogeeyey.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this