Sign in to follow this  
Deeq A.

In ka badan 2 kun oo qof oo ku dhintay daadad waaweyn oo ka dhacay Liibiya.

Recommended Posts

Deeq A.   

Ugu yaraan 2,000 oo qof ayaa la rumeysan yahay in ay ku geeriyoodeen Fatahaado ku dhuftay magaalooyin ka tirsan dalka Liibiya, gaar ahaan Gobollada Bari ee dalkaasi.

Fatahaadaha ayaa saameeyay nolosha dadka, iyadoo kumanaan guri ay burbureen.

Dawladda Turkiga ayaa gargaar degdeg ah gaadhsiisay dadka ay dhibaatadu soo gaadhay ee reer Liibiya.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this