Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxkamadda sare ee Puntland oo hakisay xubin ka tirsan guddiga doorashooyinka ee PEC

Recommended Posts

Deeq A.   
FB_IMG_1694426711456.jpg?resize=720%2C48

Maxkamadda sare ee dowladda Puntland ayaa gebi ahaanba hakisay xubin ka tirsan guddiga doorashooyinka PEC ee dhawaan la ansixiyay.

Go’aan ka soo baxday maxkamadda sare ayaa lagu hakiyay xubinimada Faadumo Siciid Axmed oo kamid ah guddiga PEC kadib markii ay dacwad ka gudbiyeen xubno ka tirsan xisbiga shaqaalaha ee Puntland.

Maxkamadda ayaa sheegtay in ay soo gaartay dacwad ku saabsan in xubinnimada Faadumo Siciid aan loo marin habraacii sharciga ahaa ee magacaabista xubnaha guddiga PEC.

FB_IMG_1694430552912.jpg?resize=720%2C95

PUNTLAND POST

The post Maxkamadda sare ee Puntland oo hakisay xubin ka tirsan guddiga doorashooyinka ee PEC appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this