Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxda Jabhadda Buurta Gacan-Libaax raalligelin siiyay shacabka Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxda Jabhadda Buurta Gacan-Libaax ayaa shacabka raalligelin ka siiyay Gaadhi ay xubno jabhadda kamid ah ay kasoo afduubteen degmada Dhoqoshay ee gobolka Togdheer.

Taliye kuxigeenka Jabhadda Cawil Faarax Dalmar ayaa sheegay in arrintaas ay saxayaan.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this