Sign in to follow this  
Deeq A.

Jabhada Gacan-libaax oo si rasmi ah ugu wareejisay Gaadhigii ay shalay ka soo af-duubteen degmada Dhoqoshay.

Recommended Posts

Deeq A.   

Jabhada Buuralaydda Gacan-libaax oo si rasmi ah ugu wareejisay Guddoomiyaha guddida Beesha West Burco Clan Suldaan Caddogudde Gaadhigii ay Dawladdu lahayd ee ay shallay ka soo af-duubteen dhallinyarrada jabhaddu degmada Dhoqoshay.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this