Sign in to follow this  
Deeq A.

Itoobiya toddobaadkan xaqiijisay guullo taariikhi ah

Recommended Posts

Deeq A.   

Waddanka Itoobiya ayaa todobaadkan xaqiijiyay dhamaystirka Biyo xidheenka ugu weyn Afrika iyo isku filaansho dhinaca Qamandiga ah.

Labadani himilo ee ay xaqiijisay Xukuumadda Abiy Ahmed, ayaa Itoobiya uga dhigan guulo taarikhi ah oo saamayn ku yeelanaya dhaqaalaha Ethiopia iyo Soomaalidaba.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this