Deeq A. Posted September 11, 2023 Waddanka Itoobiya ayaa todobaadkan xaqiijiyay dhamaystirka Biyo xidheenka ugu weyn Afrika iyo isku filaansho dhinaca Qamandiga ah. Labadani himilo ee ay xaqiijisay Xukuumadda Abiy Ahmed, ayaa Itoobiya uga dhigan guulo taarikhi ah oo saamayn ku yeelanaya dhaqaalaha Ethiopia iyo Soomaalidaba. Source Share this post Link to post Share on other sites