Sign in to follow this  
Deeq A.

Tacsi ku socota reer Cumar Cabdi gaar ahaan Sir Maxamuud Cumar Cabdi

Recommended Posts

Deeq A.   

Tacsi-300x200.webp

Dhamaan shaqaalaha iyo hawl wadeenada shabakada Qarannews.com waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan reer Cumar Cabdi oo hooyadood ku geeriyootay magaalada London ee cariga Ingriiska.

Waxa aanu si gaar ah halkani uga tacsiyadaynaynaa walaalkayo Sir Ma amuud Cumar Cabdi oo aanu ka tacsiyadaynayno geeridaasi naxdinta leh ee ku timid Hooyadii.

Waxa aanu Ilahay uga baryaynaa in uu naxariisii jano ka waraabiyo dhamaanteena uu samir iyo iimaan inaga siiyo.

Aamiin

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this