Sign in to follow this  
Deeq A.

Masuuliyiin ka Tirsan Xukuumadda oo Kormeer ku tagay goobo koronto fidini ka socoto

Recommended Posts

Deeq A.   

Masuuliyiin ka Tirsan Xukuumadda oo Kormeer ku tagay goobo koronto fidini ka socoto
IMG-20230910-WA0006-225x300.jpg

Hargeysa(Qaran news)-Guddoomiye ku xigeenka Komishanka Tamarta Mudane Cabdirisaaq Maxamed Cumar, Agaasimaha Guud ee Komishanka Tamarta JSL Mudane Maxamed Maxamuud Cabdi Malow iyo sidoo kale Agaasimaha Waaxda Tamarta ENG Khadar Maxamuud Guuled ayaa Maanta Kormeer Shaqo ku tagay Goobo ay ka Socdaan Shaqooyin Koronto Fidin ah oo ay ka wadaan Shirkadaha korontadu Magaalada Hargeisa laguna gaadhsiinayay goobo u baahan Koronto.

Komishanka Tamarta Jsl waxa uu ku ilaaliyaa Habraacyada iyo Hagayaasha Qaybinta Aaga Tamarta Korontada ee aynu ku maamulno iyadoo goob walba uu la joogo Engineer ka socda Komishanka.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this