Sign in to follow this  
Deeq A.

Taliye Cusub oo loo Magacaabay Sirdoonka Somaliland

Recommended Posts

Deeq A.   

Taliye Cusub oo loo Magacaabay Sirdoonka Somaliland

Hargeysa(Qaran news)-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa xalay magacaabay Taliyaha cusub ee ciidanka Sirkoonka.

Madaxweynuhu wuxuu u magacaabay Taliyaha cusub ee ciidanka Sirdoonka Maxamed Buur Casharaar.

Taliyaha cusub ayaa ka soo jeeda gobolka Awdal, waxaanu xilkan hore u soo qabtay Xukuumaddii Madaxweyne Rayaale oo uu muddo dheer ahaa, waxa kaloo uu isna soo qabtay Taliye kuxigeenka Hay’adda sirdoonka Qaranka.

Taliyaha cusub ee sirdoonka ayaa ah nin waayo aragnimo badan u leh hay’adda sirdoonka oo uu muddo dheer ka shaqeyn jiray.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this