Sign in to follow this  
Deeq A.

Dadka Laascaanood Iskugu Soo Hadhay waxaan ku meteli karaa Rah Xareed Jooga” Cali Guray

Recommended Posts

Deeq A.   

“Dadka Laascaanood Iskugu soo Hadhay waxaan ku meteli Karaa Rah Xareed Jooga” Cali Guray

Hargeysa(Qaran news)- Siyaasiga Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray) ayaa sheegay inuu ku meteli karo dadka Laascaanood iskugu soo hadhay ay ka dhigan yihiin Rah xareed jooga.

“Kolkaan eego dadka Laascaanood iskugu soo hadhay waxaan ku meteli karaa uun Rah Gu’ jooga xareed ku jira” ayuu yidhi Cali Guray

Waxaanu intaas ku daray “Laakiin Rahaasi wuxuu moogan yahay in Jiilaal dhaharan doono oo uu sidiisii dhoobada ku dhegi doono oo uu juuqda gabi doono.”

Waxa kaloo uu ku dhaliilay inay ku jiraan wishiiri iyo faan.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this