Sign in to follow this  
Deeq A.

Tirada dhimashada dhul-gariirkii ku dhuftay dalka Marooko oo kor u dhaaftay 2,000 oo qof

Recommended Posts

Deeq A.   

.

Tirada dhimashada ayaa kor u dhaaftay 2,000 oo qof kadib dhul-gariirkii ku dhuftay dalka Marooko ee waqooyiga Afrika. Dhaawaca ayaa isna kumanaan ah oo ka badan tirada dhimashada.

Dhul-gariirkan ayaa ka mid ahaa kuwii ugu mashaqada badnaa ee qarnigan dhaca.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this