Sign in to follow this  
Deeq A.

Tababar Hargeysa loogu soo Xidhay Dawladaha Hoose

Recommended Posts

Deeq A.   

Tababar Hargeysa loogu soo Xidhay Dawladaha Hoose
IMG-20230907-WA0005.jpg
Hargeysa(Qaran news)-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL Maxamed Yusuuf Ismaaciil ayaa Tababar muddo u socdey u soo xidhay Agaasiyeyaasha maamulka iyo Xisaabiyaasha Dawladaha Hoose.

Tabobarkaas oo ku wajahnaa xoojinta Hantidhawrka Gudaha ee Degmooyinka (Internal Audit For Training Local Governments).

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL ayaa ku adkeeyey ka soo qaybgalayaasha Tababarkan in ay si buuxda ugu dhaqmaan aqoonta ay halkan ka barteen, Degmooyinkii ay ka yimaadeena ka fuliyaan aqoonta ay ka faa’iidaysteen Tababarkan.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this