Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka KAAH oo Sheegay inay Somaliland ka Gudbayso Isgoys Adag

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka KAAH oo Sheegay inay Somaliland ka Gudbayso Isgoys Adag

Hargeysa(Qaran news)- Guddoomiyaha Urur siyaasadeedka KAAH, Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa sheegay in aanay ciidamada Somaliland oo tilmaamay inay yihiin geesiyo ay dhiirigelinayaan.

Guddoomiye Maxamuud Xaashi wuxuu sheegay in bini’aadanku kufaan hase yeeshee loo baahan yahay in laga kabto.

Maxamuud Xaashi wuxuu sheegay inay Somaliland soo martay xaalado ka qalafsan tan maanta, hase yeeshee laga baxo marxalada isgoyska ah ee dalku marayo.

Waxa kaloo uu ammaan u jeediyay ciidamada qaranks oo uu sheegay inay ku barbar taagan yihiin difaaca dalka ee ay naftooda u hurayaan.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this