Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted September 6, 2023 After the hostile takeover of Telefishinka Qaranka by moooryaantii Alqabyaala and co. in 2021 in support of Baahane, it became a severe tolka mouthpiece. If one randomly checks their YouTube page, their overwhelming clips are about Galmudug, Hirshabeelle and Banaadir. Nothing else. Prior 2021, they had wariyaal in degmooyin and magaalooyin badan - from Buuhoodle to Dooloow to Boosaaso to Xuddur to Baraawe to Garoowe. They also had diaspora wariyaal. Wariyaal badana wey kala buriyeen, kuwa aanan xirfad lahayn tolka ah keensadeen. You don't have to believe me - just go and scroll into recent weeks clips and see yourself. Alqabyaala and co. also cut the short news reports in Afmaay. Hal sano lama arag these clips. Now they are not even reporting Axmed Naaji Sacad's geeri. Zero news on their YB page. I don't know about their Facebook, but I am sure it is the same. What a shame. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Game changer Posted September 6, 2023 Did any of those you are advocating for paid any tax ? Waa no. Afmay iyo drod toona ma naqaano sxb . Nin walawba xiniinyahayaga fuul. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted September 8, 2023 Even Cali Yare Cali ila fahmay by calling it 'ex-telefashinka qaran.' Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted September 9, 2023 Warbaahin qaran mase warbaahin reereed? Warbaahinta qaranku waxay ka kooban-tahay: Muuqbaahiye (SNTV) Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed, Codbaahiye (Radio) Radio Mogadishu, mareeg (Website), sidoo kale waxa kaaliya Codbaahiye gaar u ah, Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed, lana yiraahdo: SNA RADIO (Somali National Army Radio). Warbaahinta qaranku waxay hoostagtaa wasaaradda WARFAAFINTA. Guud ahaan wasaaradda warfaafintuna way laalan tahay oo cidda maamulkeeda sida saxda ah u hoggaamisa lama yaqaan. Awooddii wasiirka waxa la wareegay wasiir ku xigeen, wasaaraddi iyo warbaahintiina waxa loo raray DHUUSAMAREEB iyo deegaannada ku xeeran. Haddaba 24-saac ee la soo dhaafay 6-duqeyn oo ay khawaariijtu ku baaba'een ayaa ka dhacday Degmada Ruunnirgood iyo deegaannadeeda. Duqeymahaas oo mid ka mid ah ay hadda socoto. Haddaba maxay tahay sababta ay u baahin la'dahay warbaahintii ay dowladdu laheyd? Waa waydiin warcelin looga rabo maamulkeeda? Haddaba duqeymuhu sida ay u dhaceen, goobaha ay ka dhaceen iyo gooraha ay kala dhaceen waa sidaan:- 1: Habeen hore abbaaro: 04:15 daqiiqo ah ayaa guri ay ku shirayeen amiirro iyo maleeshiyaad maafiyo ah kuna yaalla bartamaha degmada Ruunnirgood duqeyn culus loogu geystay, sida la soo weriyana gurigaas waxa ku dhintay waxa ku jiray laba amiir, maleeshiyaduna tiro ma leh. Warbaahinta qaranku marna ma aysan tebin. Sabab? 2: Shalay abbaaro: 12:00 duhurnimo ah meel degmada Ruunnirgood jihada koofuro ugu aaddan, isla markaana 7-kiilow mitir u jirta lana yiraahdo: "Gacal Ugaas" waxa lagu duqeeyay maaleeshiyaad iyo madaxdooda oo halkaas qaraxyo ku diyaarinayay isla markaana ujeedkoodu ahaa inay xalaydii aan soo dhaafnay ay mar kale weerari rabeen deegaanka NUURDUGLE. Dhagartoodiina Eebbe ayaa ku naqay. Nin halkaas ka baxsaday isla markaana orod ku tegay tuulo la yiraahdo: "Ceel Abaaji" oo deexda afkeeda ku taallaa waxa uu yiri: 6-cabdi-bile oo dhashiikayaal ay saarnaayeen, 2-cabdi-bile oo booyada yaryar oo biyo ah ay saarnaayeen ayey diyaaraduhu gubeen, maleeshiyadii halkaas joogtana inta nooli way yartahay oo badidood way le'deen. Wuxuu yiri: 5-gentaal ayey nagu dhifatay, ka dibna risaas ayey nagu rusheysay, mana filayo in wax nooli ay halkaas joogaan.Warbaahinta qaranku marna ma aysan tebin. Sabab? Sii aqriso Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted February 19, 2024 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted February 19, 2024 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted February 19, 2024 Hadaljeedinta warbaahin qabyaaladeedka ka qariyeen warbaahintooda: Quote Share this post Link to post Share on other sites