Deeq A. Posted September 6, 2023 Labadii Ardaa ee dhawaan dagaal beeleedku ku dhexmaray Ceel-afweyn ayaa labaduba ku dhawaaqay xabad joojin iyo nabad. Labadan beelood oo dagaalkoodu soo noqnoqday ayaa deegaankaasi ka dhigay mid horumar ahaan gaabis ah, waxana markasta oo dagaal dhaco meesha ka baxa waxbarashada iyo baahiyaha kale ee aasaasiga ah. Source Share this post Link to post Share on other sites