Sign in to follow this  
Deeq A.

Xabad joojin lagaga dhawaaqay Ceel-afweyn

Recommended Posts

Deeq A.   

Labadii Ardaa ee dhawaan dagaal beeleedku ku dhexmaray Ceel-afweyn ayaa labaduba ku dhawaaqay xabad joojin iyo nabad.

Labadan beelood oo dagaalkoodu soo noqnoqday ayaa deegaankaasi ka dhigay mid horumar ahaan gaabis ah, waxana markasta oo dagaal dhaco meesha ka baxa waxbarashada iyo baahiyaha kale ee aasaasiga ah.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this