Sign in to follow this  
Deeq A.

Mareykanka, Britain iyo Midowga Yurub oo digniin u diray Imaaraadka Carabta

Recommended Posts

Deeq A.   

Dowladaha Mareykanka, Britain iyo Midowga Yurub ayaa sheegay in ay si wadajir ah cadaadis u saari doonaan dalka Imaaraadka Carabta, si ay Abu Dhabi u joojiso agabka ay u dhoofiso Ruushka.

Dhinacyadan ayaa ka cabsi qaba in agabkan qaarkiis loo adeegsan karo inuu Moscow ka caawiyo dagaalka ay ka waddo dalka Ukraine.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this