Deeq A. Posted September 4, 2023 Is qabyaaladeenta iyo qabiil isku foocida aad iyo aad bey ugu xoog badan yahey qurbaha. Waxaaana sabab uga dhigayaa in inteena badan ee qurbaha ku nool aan nahney dad shaqeysta, ku liita is-dhexgalka umaddaha ay la nool yihiin. Waxaan u badan nahney dad jismi ahaan qurbo degan, qalbi ahaanse weli dalkaa jooga. Source: Hiiraan Online Share this post Link to post Share on other sites