Sign in to follow this  
General Duke

SSC traditional leaders warn Somaliland 'stay out'

Recommended Posts

Garaad Jaamac “U dulqaadan mayno ciidamada ku sugan...."

 

issimo_iyo_madaxweyne_sool1.jpg

 

Dharkengey-15.September.2006 Garaad Jaamac Garaad Cali oo ka tirsan issimada gobolka Sool ayaa sheegay inaysan u dul qaadan doonin in ciidamo shisheeye

ay sii joogaan deegaamadooda.

 

Garaad Jaamac wuxuu ula jeedaa ciidamadaasi shisheeyaha ciidamo S.Land ka tirsan oo dhowaan gooyay wado isku xirta Laascaanoo iyo Buhoodle kuwaasoo diidan in madaxweynaha Puntland oo lagu wado inuu socdaal ku tago Degmada Buhoodle ee gobolka Sool uu maro halkaasi.

 

Garaadku wuxuu sheegay inay Odayaal u direen ay la hadlayaan, laakiin haddii ay arrintu ka gudubto si nabadgelyo ayuu wuxuu yiri in ay ka tashan doonaan go'aan midaysan oo tashi laga yeeshay laga qaadan doono.

 

Hadalkan ayuu Garaadku ka jeediyay maalintii shalay ahayd Tuulada Dharkey oo ka tirsan gobolka Sool mar uu shalay ku wehliyay booqasho uu madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Jeneraal cadde Muuse uu ku marayay ilaa 5 tuulo oo ka tirsan gobolka Sool.

 

 

C/fataax Jaamac Mire

SBC Laascaanood

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this