Sign in to follow this  
Deeq A.

Beesha Madhibaan oo Sheegtay 300 oo dhalinyaro ah u Diyaariyeen Difaaca Qaranka

Recommended Posts

Deeq A.   

Beesha Madhibaan oo Sheegtay 300 oo dhalinyaro ah u Diyaariyeen Difaaca Qaranka

Hargeysa(Qaran news)-Beesha Madhibaan ayaa sheegtay inay 300 oo dhallinyaro ah u diyaarisay inay ka qaybgalaan difaaca Qarannimada Somaliland.

Ugaas uga hadlayey beesha Madhibaan ayaa sheegay inay go’aansadeen beel ahaan beel ahaan inay si weyn uga qaybgalaan difaaca dalka, isla markàana ay safka hore ka galaan sugida xuduudaha dalka.

Sidoo kale waxa ay aamaaneen sida shacbiga Somaliland ee ku dhaqan gobollada dalku ay isu garab taageen ciidammada Qaranka Janhuuriyadda Somaliland.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this