Sign in to follow this  
Deeq A.

Recep Tayyip Erdogan oo maanta la kulmaya Vladimir Putin.

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa maanta la kulmaya madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin.

Waxyaabaha ugu waaweyn ee labada mas’uul ka wada hadli doonaan waxa ka mid ah, in uu madaxweyne Erdogan ku qanciyo dhiggiisa in uu dib ugu soo noqdo heshiiskii hadhuudhka oo Moscow ay ka baxdey bishii July ee sannadkan.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this