Deeq A. Posted September 4, 2023 Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa maanta la kulmaya madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin.Waxyaabaha ugu waaweyn ee labada mas’uul ka wada hadli doonaan waxa ka mid ah, in uu madaxweyne Erdogan ku qanciyo dhiggiisa in uu dib ugu soo noqdo heshiiskii hadhuudhka oo Moscow ay ka baxdey bishii July ee sannadkan. Source Share this post Link to post Share on other sites