Illyria

SSC Khatumo State in the making

Recommended Posts

It's taking shape slowly but surely. 

Everybody must keep in mind the folliwing:

:"Guul Aan la ilaalin Guul Maaha, Dabaal dag yaan lagaga Mashquulin Difaaca Dalkeena,ciidanka Hala garab istaago dhamaanteena Aan jiida Ka Xaadirno,"

 

 

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

There is no way SSC khaatumo can be independent from puntland,  what the peaple wants is completely different from the reality.    While puntland may be alright to let the dhloos go their own separate way.   It's the  dhloos themselves who are not willing to leave Garowe.   They are now  economically,  militarilly  and politically depending on the MJs.   Before they had multiple choices, now they have no choice.  

Dhloos have no history of managing themselves , they have always been controlled from outside.   The kacaanists who created this mess , thought that once they create their little  khaatumo umbrella , money will pour from xamar . And every thing will be done for them by the Somalia government.   Look at buuhoodle it doesn't even have local authority . They never tried to create local admin for that growing town.  

Share this post


Link to post
Share on other sites
7 hours ago, maakhiri1 said:

 

 

Horta caaqil Ku waa runtiis uma soo socono laascaanood laakiin ceerigaabo baanu idinka saarayna. Ninkii imika sii qaxaana badbaadaya waxa kale oo dhan waxna waa laynayna waxna jeelashayada baanu geynayna. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Illyria   
14 minutes ago, Game changer said:

Horta caaqil Ku waa runtiis uma soo socono laascaanood laakiin ceerigaabo baanu idinka saarayna. Ninkii imika sii qaxaana badbaadaya waxa kale oo dhan waxna waa laynayna waxna jeelashayada baanu geynayna. 

Waar ha nagu dirin maatida, yaanaan ku durdurine. Besides, we are all about building bridges now than destroying lives.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Illyria   

Rehabilitating health services and medical centres in Las Anod.

Hoggaamiye Kuxigeenka Golaha Fulinta ee Maamulka SSC-Khaatumo Dr.Maxammed Ismaaciil ayaa guddoomiyey kulan la xidhiidha arrimaha caafimaadka oo saaka ka dhacay Hoolka Shirarka Dawladda Hoose ee degmada Laascaanood.

Kulanka ayaa si gaar ah diiradda loogu saaray guud ahaan adeegga caafimaadka gobolka gaar ahaanna dhaawacyada iyo daryeelkooda.

Shirkan wuxuu daba socdey kulan hore loogu kala qaatay waajibaad shaqo, iyada oo maantana la soo bandhigay qiimeynta xaaladaha caafimaadka, iyada oo la isku raacay fulinta tallaabooyinka hortebinta leh ee ay ugu mudan tahay dib u habaynta hannaanka caafimaad iyo u diyaargarowga xaaladaha iman kara.

Ugu dambayn, Hoggaamiye Ku-xigeenka ayaa mahad-celin iyo bogaadin u diray Guddiga Caafimaadka ee heeganka u ah u khidmaynta bulshada SSC.

Xafiiska Warfaafinta iyo Xiriirka Dadweynaha ee Maamulka SSC-Khaatumo.

spacer.png

spacer.png

Share this post


Link to post
Share on other sites
Illyria   

SSC Khatumo Cabinet.

377817550_722069966602369_46852736826098

 

 

376915385_722069959935703_82390651292283

Public construction & infrastructure

377495840_722085463267486_42970982699667

 

Planning

376799869_722083679934331_42367553461656

 

Commerce

377509222_311772154867625_55773987885720

 

Treasury

376862474_722075193268513_15203829409522

 

Security

377502625_722076303268402_15086222679383

 

Edu

377510446_722078696601496_26523985465186

 

Human services

376865574_722079489934750_39575507158586

 

Public relations

377510012_722081436601222_31847796274135

 

Interior

377502600_722099226599443_23137347908781

Share this post


Link to post
Share on other sites
Arafaat   

Well done to keep the political leadership limited, this should make them more targeted, effective and efficient. Compare this with Hirshabelle’s 81 cabinet members whose authority, legitimacy and reach is non-existent. 

 

WWW.HIIRAAN.COM

Jowhar (HOL) - President of Hirshabelle regional state, Ali Abdullahi Hussein Guudlawe, has appointed a cabinet for the first time after being...

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.