Sign in to follow this  
Deeq A.

Golaha wakiilada Somaliland oo cod aqlabiyad ah ku ansaxiyay

Recommended Posts

Deeq A.   

Golaha wakiilada Somaliland ayaa cod aqlabiyad ah ku ansaxiyay wareegtadii madaxweynahu uu ku soo saaray in doorashooyinka ururada iyo ta madaxtooyada la is raaciyo.

Tan iyo intii heshiiska laga gaadhay buuqii ka dhashay arimaha doorashada waxa laga dareemay suuqyada caasimadda isbadal xoogan kaasi oo lagu wado in wax walliba caadigoodii ku soo laabtaan.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this