Sign in to follow this  
Deeq A.

Cali Guray oo ku Sheegay in Khilaafkii Doorashooyinka loo soo Gabogabeeyay difaaca dalka

Recommended Posts

Deeq A.   

Cali Guray oo ku Sheegay in Khilaafkii Doorashooyinka loo soo Gabogabeeyay difaaca dalka
guray-1.jpg
Hargeysa,(Qaran news)-Siyaasiga Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray) ayaa sheegay in marwalba mudnaanta koowaad la siiyo Qarannimada Jamhuuriyadda Somaliland.

“Marka hore Somaliland ayaa kow ah,” ayuu yidhi Cali Guray.

Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray) wuxuu intaas ku daray in xaalada dalka ka juna yidhi “Marxalada dalku marayo ayaa khasbaysa in la soo afjaro khilaafkii Doorashooyinka”

Cal Guray wuxuu sheegay in marka khilaafku dhammaado ay waajib tahay in loo midoobo difaaca Qaranka.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this