Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiir ku xigeenka dalka Denmark

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland mudane Aadam Xaaji Cali Axmed ayaa xafiiskiisa kulan kula yeeshay safiir ku xigeenka dalka Denmark Amb Gertrud Birk, oo uu wehelinayay madaxa xafiiska Denmark ee Somaliland Mathias Kjaer.

Kulanka ayaa ujeedadiisu daarnayd is-xog-waraysi guud oo la xidhiidha iskaashiga iyo wada shaqaynta ka dhaxaysa labada dal, gaar ahaan dhinaca garsoorka iyo sidii loo sii xoojin lahaa.

Wa bilaahi tawfiiq.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this