Sign in to follow this  
Deeq A.

Gudoomiyaha guurtida oo ku soo gacan-saydhay Dacwad ay u gudbiyeen qaar ka mid ah ururada siyaasadu

Recommended Posts

Deeq A.   

Gudoomiyaha guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa ku soo gacan saydhay qaar ka mid ah madaxda ururada siyaasada oo ugu tagay dacwad ay ka qabaan go’aamadii  ay soo saaareen madax dhaqameedka Habar-Jeclo .

Guddoomiye Saleeban ayaa ururada siyaasada u  cadeeyey in heshiis-kaas aan la joojin karin , oo uu danta qaranka yahay .

“Waar heshiiskani waa daad ee anigu daad ma joojin karo ….” Ayuu yidhi.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this