Deeq A. Posted August 30, 2023 Ururada siyaasada oo habayn hore la kulamay madaxweynah ayaa markii ay quus ka soo isaageen waxa uu madaxweynuhu ku qanciyay in ay talo u raadsadaan golaha guurtida taasi oo ay saak kulan la qaateen gudoomiyaha golaha guurtida Saleebaan Gaal. Waxana uu Saleebaan si aan ganasho lahayn ugu sheegay in arinkoodu aanu ahayn mid xiligani taagany iskana nastaan. Waxa cad in golaha guurtidu ay taageersantahay go’aamadii dhawaan ay soo saareen hogaanka dhaqanka ee beelaha bariga Burco taasi oo dhigaysay in doorashooyinka la isi saaro. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites