Deeq A. Posted August 30, 2023 Saraakiisha ciidamada Gabon ayaa ka soo muuqday telefishinka qaranka dalkaas iyagoo sheegay in ay la wareegeen xukunka. Waxa ay sheegeen in ay baabi’inayaan natiijadii doorashadii Sabtidii ka dhacday dalkaasi oo lagu dhawaaqay in madaxweyne Cali Bongo uu ku guuleystay. Guddiga doorashada ayaa sheegay in Mr Bongo Afgambigiisu uu soo afjari doonaa 53 sano oo qoyskiisu ay xukunka Gabon hayeen. 12 sarkaal ayaa kasoo muuqday telefiishanka iyagoo ku dhawaaqaya inay baabi’inayaan natiijadii doorashada isla markaana ay kala direen dhammaan hay’adaha dowladda. PUNTLAND POST The post Af-genbi Millatari oo ka dhacay dalka Gabon appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites