Che -Guevara Posted September 14, 2023 "We are Somalis, we will remain as Somalis, the most painful thing we felt was that you will not govern yourself, but we will govern you. We have denied that, the decision and advice of what happened in LasAnod, SSC Khaatumo is for the Somalis. We do not want to revenge them, the victory we achieved is a victory for the Somalis." Leader of SSC-Khatumo Abdiqadir Ahmed Aw Ali. (Today’s speech at Laascaanood September 14, 2023). "Anagu Soomaali baanu nahay, Soomaali baan ahaan doonaa, waxa ugu xanuunka badan ee aan dareenay wuxuu ahaa - Tashan mayside anaa kuu talin doona! Taas anagaa beeniney, go'aanka iyo talada wixii ka dhacay Laascaanood Waxay u taalla Soomaali. Ma doonayno in aanu aarsano, guushii aanu gaadhney waa guul Soomaaliyeed.” Hogaamiyaha SSC-Khaatumo Cabdiqaadir Ahmed Aw Ali. (Maanta khudbadii, Laascaanood, September 14, 2023." 3 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Arafaat Posted September 15, 2023 Quote “Annaga qibladdayada siyaasiga ah waa Muqdisho. Waa caasimadda qaranka Soomaaliyeed. Waxaan ugu baaqayaa madaxda Dowladda federalka in dadkan aysan ka qaadin xuquuqdii muwaadin oo ay ku lahaayeen qaranka Soomaaliyeed. Mid ma dhici doonto in masiirka dadkan loo sadqeeyo dadka ku dhaqanka Waqooyi iyo Hargeysa,” ayuu yiri Hoggaamiye Firdhiye The fate of SSC and Somaliland region and people ia inseparable interconnected and intertwined with one another. And at the same time no amount of violence, guns and casualties can enforce it nor prevent the connectedness, the sooner everyone realizes that the easier it will be to embark on a common path. Quote Share this post Link to post Share on other sites