Sign in to follow this  
Deeq A.

Beesha Garxajis oo taageertay baaqii Habarjeclo kana qaadatay intii khusaysay

Recommended Posts

Deeq A.   

Beesha West Burco Clan waxa ay si diiran u soo dhawaysay go’aamadii ay dhawaan soo saartay beesha East Burco Clan ee lagu xalinaayay khillaafka ka taagan Somaliland.

Beesha West Burco Clan waxa ay go’amadaasi ka qaadatay intii ka khusaysay, waxana ay cidkasta oo ay khusaysa ay ku booriyeen in ay qaataan oo fuliyaan dhankooda.

Waxa ay beesha East Burco Clan ki boiriyeen in ay joogteeyaan go’aamadani fulistooda.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this