Sign in to follow this  
Deeq A.

Bannaan banaanbax lagu Taageerayo Ciidamada Qaranka oo lagu Qabanayo Hargeysa

Recommended Posts

Deeq A.   

IMG-20230828-WA0006.jpg
Hargeysa(Qaran news) isu soo bax Ballaadhan oo lagu taageerayo ciidamada Qaranka ayaa beri oo Dalaasa ah lagu qabanayaa garoonka kubada cagta ee Hargeysa.

Waxa sidaasi lagu sheegay fariimo wargelin ah oo kooxo shacab ah oo is abaabulay ay dadweynaha ugu baaqeen in banbaan-baxaas laga soo qaybgalo.

Dadweynaha ku dhaqan gobollada dalka, ayaa saddexdii maalmood ee la soo dhaafay taageero u muujinayey ciidamada Qaranka, waxayna sheegeen in taageero naf iyo maal ah lala garab istaago ciidamada Qaranka oo ay sheegeen inay ku filan yihiin difaaca dalka.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this