Sign in to follow this  
Deeq A.

Xisbiga UCID oo soo Dhaweeyay Go’aamadii Ergada

Recommended Posts

Deeq A.   

Xisbiga UCID oo soo Dhaweeyay Go’aamadii Ergada

Hargeysa(Qaran news)- Guddoomiyaha Xisbiga UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay inay soo dhaweynayaan go ‘aankii xalka ahaa ee ay soo saareen ergadii beesha East Burco Clan.

Faysal wuxuu tilmaamay in go’aankaas ay sidiisa u qaadanayaan, wuxuuna xusay inay xal u tahay khilaafka dalka.

Guddoomiye Faysal Cali Waraabe wuxuu sheegay in loo baahan yahay in loo midoobo difaaca dalka oo la isgarab taago ciidanka Qaranka. Waxaanu maanta hadlay isagoo xidhan Tuute Ciidan.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this