Sign in to follow this  
Deeq A.

Xoghayaha Guud ee WADDANI oo ku Baaqay Midnimo Xiliga Adag

Recommended Posts

Deeq A.   

Xoghayaha Guud ee WADDANI oo ku Baaqay Midnimo Xiliga Adag

Hargeysa(Qaran news)-Xoghayaha Guud ee Xisbiga WADDANI Khadar Xuseen Cabdi, ayaa sheegay in maalmaha adag loo baahan yahay mudnimo.

“Maalmaha adag ee qaranku khatarta waajahayo waxaa kuligeen waajib innagu ah midnimo qaran,” ayuu ku yidhi Khadar Xuseen qoraal uu ku baahiyay Facebokgiisa.

Xoghayuhu isagoo hadalkiisa sii watay wuxuu baaq u diray mucaaridka iyo Muxaafudkaba, wuxuuna yidhi “Ninka raba inuu qarankan bari xukumo iyo ka kursiga ku fadhiya waxaa labadoodaba qasab ku ah in ay wax iska waydiiyaan sidee ayaan qaranka dhibka uga saari karnaa.”

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this