Sign in to follow this  
Liibaan

Ciidamada Riyaale oo Shacabkii Rasaas Nool La Dhacay iyo Xildhibaano la Garaacay

Recommended Posts

Liibaan   

CIIDAMADA ILAALADDA MADAXTOOYADA OO SHACABKII RASAAS NOOL LA DHACAY IYO XILDHIBAANO LA GARAACAY

 

Hargeysa (Sooyaalnews) 12/09/09 :- Wararka iminka ka imanaya caasimada Haregeisa ayaa sheegaya in caasimadii Hargeisa xabadi ka dhacayso. Wararku waxa ay sheegayaan in shacab gadoodsan ay ciidamadii Madaxtooyadu ku ridayaan xabado. Ilaa iminkana waxaa ku dhintay lix dhalinyaro ah, dhaawacana ilaa iminka tiradooda lama hayo. Ilaa iminka lama soo sheegin magacyada dhalinyarada dhimatay.

 

Waxaa kale oo Madaxweyne Riyaale dalbaday Ciidamadii Milatariga, haseyeeshee waxaa Janankii Milteragi diiday in ciidamada Milatargu aanay soo gali doonin caasimada dalka, maadaama kacdoonkani yahay mid Shacbi.

 

Iminka waxa ay rasaastu ka dhacaysaa Kaabiyadii guriga shaqaalaha horteeda, dagaal xun ayaa meeshaas ka socda, waxana rasaasta ridaaya ciidamadii Madaxtooyada , oo gaadhay ilaa halkaas markii lala kacay Booliiskii yaryaraa oo mid waliba shan xabadood haystay, oo rasaastii ka dhammatay. Qaar dadweynaha ka mid ah shacabkii ayaa sheegay in ay Idaacadii haystaan, oo iminka ay ku gudo jiraan. Askartii ilaalinaysayna qoryihii ay ka qaadeen, oo meeshaanu ku dhex haystaan.

 

Somaliland.Org

 

101_2028.JPG

 

101_2029.JPG

 

101_2031.JPG

 

101_2032.JPG

 

101_2033.JPG

 

101_2034.JPG

 

101_2039.JPG

 

101_2042.JPG

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this