Sign in to follow this  
Deeq A.

Xukuumadda Muuse Biixi oo ka hadashay ciidamada ka soo baxay meeshii ay joogeen

Recommended Posts

Deeq A.   

“Ciidanka Qaranku waxay ku jiraan dib-isku-habayn iyo diyaargarow culus oo cadowga lagaga hortagayo.”

Hargeysa(Qaran)-Wasaaradda Gaashaandhiga JSL ayaa warsaxaafadeed ay hadda soo saartay ku sheegtay inay dib u habayn iyo istaraatajiyad millatari uga soo saartay fadhiisimadii ciidanka Qaranka ee gobolka Sool.

Waxa kaloo Wasaaraddu sheegtay inay difaaci doonto dalka iyo xudduudihiisaba. Warsaxaafadeedkaasina wuxuu u qornaa sudaIMG-20230825-WA0003.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this