me Posted October 3, 2006 Sheekh XasanTurki oo sheegay in ay xoog ku soo furanayaan Sheekh Max'ed Ismail News oo ku xiran Xabsiga Hargeysa (Hargeysa)3.10-06Hogaamiyaha Ciidanka MMI Sh Xassan Turki ayaa waxa uu wacad ku maray in shan farood iyo calaacal kaga soo dayn doono maamulka la baxay Somaliland oo sida arxan darada ah u jirdila Sheekh Max'ed Ismail oo hada ku xiran xabsiga Hargeysa. Sh Xassan Turki oo u waramaya warbaahinta maxaliga ee Muqdisho ayaa sheegay in aan loo dulqaadan kari jirdilka loo geystay Sheekh Max'ed Ismail oo ah mid arxan daro ah. Sheekh Xasan Turki ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in ay duulaan ku yihiin Magaalada Baydhabo taas oo meesha ka saaraysa eedaymaha raisulwasaaraha DFGM Pro.Geedi oo ku eedeeyey MMI in ay is balaarinayaan Sh Xassan Turki ayaa sheegay in ay taageerayaal badan ku leeyihiin Puntland iyo Hargeysa waxa uuna intaa ku daray in diinta alle ay cidna horistaagi karin. News Desk WidhWidh Online Quote Share this post Link to post Share on other sites