Deeq A. Posted August 24, 2023 Suldaan Saleebaan Boqor Cismaan oo dhaawac rasaas ah u geystay Suldaan Mahad Caraj. Labada suldaan oo kamid ah madax dhaqameedka Somaliland ayaa waxa gacan kahadalkooda dhaliyey kadib markii ay warbaahinta hadalo isku waydaarsadeen. Waxa xusid muddan in Suldaan Saleebaan uu hore dhaawac madaxa ah ugu geysan Xildhibaan Axmed Nuur Guruuje oo ka mid ah mudaneyaasha golaha wakiiladda Somaliland. Dhaawaca Suldaan Mahad oo ahaa mid sahlan kadib markii uu suldaan saleebaan Baaskoolad u adeegsaday. Source Share this post Link to post Share on other sites