Sign in to follow this  
Deeq A.

Sidee ayuu Xirsi u arkaa shirkii Kulmiye ee Burco?

Recommended Posts

Deeq A.   

Gudoomiyaha xisbiga Waddani Mudane Xirsi k ali Xaaji Xasan ayaa si kooban uga hadlay aragtidiisa ku saabsan shirkii xisbiga KULMIYE ee lagu soo doortay Muuse Biixi iyo Maxamed Kaahin gudoomiye Xirsi oo hada ku sugan dalka Ingiriiska ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka waxa uu u dhignaa sidan hoos ku qoran.

Xisbiga Kulmiye waa xisbi qaran oo waan ku hambalyaynayaa shirkooda Golaha Dhexe, balse wuxuu u muuqday Xisbi hoos u dhacay oo sidii markabkii Taytaanik sii degaya.

In Muuse iyo Maxamed Kaahin loo cimaamaday, waxaan u arkaa -ama ka dhigan tahay, dad riwaayad ama filin la daawaday oo dhammaaday tigidho u goostay.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this