Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaanada Golaha Wakiillada oo Cod aqlabiyad ah ku diiday inay ansixiyaan Wasiir Cali Xoor Xoor

Recommended Posts

Deeq A.   

Xildhibaanada Golaha Wakiillada JSL ayaa Cod aqlabiyad ah ku diiday Wasiirnimada Wasiirka wasaarada Arimaha Bulshada Cali Xoor Xoor oo uu dhawaan madaxwayne Biixi Magacaabay isla markaasina maanta hor yimid golaha wakiilada Somaliland

30 xildhibaan ayaa diiday

6 xildhibaan ayaa ogolaaday

9 xildhibaana way ka aamuseen

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this